Wararka

Wasiirka Amniga Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Taliyaha Ciidamada Nabad illaalinta AMISOM

0
Wasiirka Amniga Galmudug Mudane Axmed Maxamed Fiqi ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Taliyaha ciidamada Nabad illaalinta AMISOM Lieutenant General Diomede Ndegeya iyo ku...

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Bulshada oo bogaadisay dadaallada horumarinta adeegyada bulshada

0
Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa boggaadisay dadaallada Horumarinta adeegyada Bulshada , xilli ay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, isaga oo u kuurgalay howlaha shaqo...

Maamulka Koofur galbeed oo wada kulamo ku saabsan qaadashada tallaalka Covid-19

0
Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad Goboleedka Koomfur galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay manta kulan looga hadlaayo qaadashada iyo baahinta tallaaalka Coronavirus. Kulanka ayaa sidoo...

Soomaaliya oo gadiid iyo agab Caafimaad kala wareegtay Urur gobaleedka IGAD

0
Urur-Gobaleedka IGAD oo kaashanayso Midowga Yurub, ayaa maanta ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya agab caafimaad oo isugu jira daawooyin iyo...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Taalibaan oo sheegtay inay hareereysay gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda

0
Taalibaan ayaa ku dhawaaqaday inay hareereesay gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda, sida uu sheegay hogaamiye sare oo ka tirsan Arbacadii, isagoo ugu...

Qaramada Midoobey oo ka digtay xaalado bini’aadanimo oo wajaha Afghanistan

0
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka reer Afgaanistaan ​​ay soo wajaheyso xaalado dhanka bini’aadanimada ah oo ay sababeen  cunto yari, taasoo ka dhigeysa...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha xafiiska RW oo shir kaga qayb galay Geneva

0
Wafti uu hogaaminayo Wasiiru Dolwalaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Cabdixakiim Xasan Ashkir oo ay ku weheliyaan Agaasimaha Guud Bay’adda ee Xafiiska RW iyo xubno khubaro...

Ururka 8-aad oo tababar ku soo qaatay dalka Turki ayaa lagu soo dhoweeyey Muqdisho

0
Wasiir Dowlaha Amniga XFS iyo Taliye ku,xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo ay wehliyaan Taliye Xigeenada Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho...