Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo Bulshada fartay in ay ka qeyb qaataan ka hortagga faafitaanka COVID19.

0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Bulshada in ay ka taxaddaraan faafitaanka Corona Virus oo mar kale laga cabsi qabo wareegiisii saddexaad in uu...

Isbedel lagu sameeyay maamulka Booliska Jowhar

0
Taliyaha Ciidamada booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xajaar ayaa soo saaray wareegto xilkii looga qaaday taliyahii saldhiga Booliska degmada jowhar,isla markaana lagu magacaabayo taliye...

Duulimaadkii ugu horreeyay ee sida shaqaale Afganistaan ah oo gaaray​​ Mareykanka:

0
Duulimaadkii ugu horreeyay ee ay la socdaan dad ka badan 221 ruux oo isugu jiray shaqaale turjubaanno ah,qoysaskooda iyo kuwo kale,isla markaana  ay ku...

R/wasaare Rooble oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska

0
R/wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble,ayaa magaalada Lomdon kulan muhiim kula qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Ingiriiska Mr.Dominic Raab Labada mas’uul ayaa si...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson kaas oo ay ka wada...

Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee AFRICOM oo booqday Xerada Kumandooska Danab ee Bali-doogle

0
Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. Stephen J. Townsend, ayaa Booqasho ku tagey Xerada Ciidanka Kumandooska Danab ee Bali-doogle, Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey...

Ciidanka Xoogga oo Jab Xooggan u geystay Argagixisada Alshabaab

0
Ciidamada Xoogga Dalka, gaar ahaan Qeybta 27aad ayaa saaka ku jarmaaday Deegaanno hoostaga Degmada Buulo-burde oo Argagaxisada ay ku dhibaateen jireen dadka shacabka ah. Geesiyaasha...

Agaasime Ku-xigeenka Hay’adda Socdaalka oo kormeer shaqo ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

0
Agaasime Ku-xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Kornayl Cabdifitaax Ibraahim Shaaweeye oo uu kormeerkiisa shaqo ku wehliyey Agaasimaha Waaxda Ajaanibta ee Hay’adda mudane Cabdiraxmaan...

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo bogaadiyay hannaanka ay u dhacday doorashada Aqalka...

0
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa bogaadiyay sida wanaagsan ee maanta ku qabsoontay doorashada Golaha Aqalka Sare oo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo Meel...