Taliyaha Ciidanka dhulka oo kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee jeneraal Gorda

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyed General Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa maanta kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee General Gorda.

Taliyaha ayaa kulan la qaatay Saraakiisha dugsiga waxuuna  ka dhageystay warbixin ku saabsan howlaha dugsiga isagoo faray in la dar-dar galiyo shaqada dugsiga haayo ee tababarka ciidanka xoogga dalka.