Wararka

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo u diyaar garoobay doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle

0
Wafdi ka socda Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay u ambabaxay magaalada Jawhar ee Dowlad...

MUNAASABAD XILWAREEJIN.

0
Munaasabadda xil-wareejinta agaasimaha Hey’adda Maaraynta Miino-baarista iyo walxaha qarxa ee Galmudug ayaa maantay ka dhacday xarunta wasaaradda amniga ee caasimadda Dusamareeb. Agaasimaha cusub ee Hey’adda...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo ka wada hadlay xaaladda guud ee...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen xaaladda...

Danjiraha JFS u joogta Zambia oo xafiiskeeda ku qaabishay sii haya Safaaradda Sudan

0
Danjire JFS u joogta dalka Zambia ayaa waxay xafiiskeeda ku qaabishey, sii hayaha Safaarada Jamhuuriyada Suudaan ee dalka Zambia, Mudane Mr. Al Walead Hassan...

Jadwalka Doorashada aqalka sare ee hir-shabeelle oo la soo saaray

0
Muqdisho Gudiga doorashada Hir-shabeelle ayaa soo saaray jadwalka doorashada xubnaha aqalka sare baarlamaanka JFS ku metelaya maamul goboleedka hir-shabelle. source: Sonna

Danjiraha JFS ee Shiinaha oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan xisbiga haya talada...

0
Danjiraha JFS ee dalka Shiinaha ayaa kulan la qaatay Agaasime Ku-xigeenka madaxa waaxda xariirka  ee xisbiga Shuuciga ee Dalka Shiinaha danjiraha ayaa waxa shirka...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo saaray liiska musharixiinta Aqalka sare

0
Jowhar- Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo dowlad goboleedka Hirshabeelle ku matali doona Aqalka Sare ee...

Maamulka Waxbarashadda,iyo Tacliinta sare ee XFS oo ka qeybgalay xuska maalinta caalamiga ah ee...

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare  XFS ,C/laahi Abuukar Xaaji, Agaasime Goboleedka Hay’add UNESCO, Sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya iyo marti sharaf...

Ciidanka amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Guriceel

0
Guri-ceel- Ciidamada amaanka ayaa waxay howlgallo kala duwan saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud iyo degaanno hoostaga. Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka...

Ku dhowaad 40 qof oo ku dhimatay dab ka kacay xabsi ku yaalla Indonesiya

0
Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii uu dab ka kacay aroornimadii hore ee maanta xabsi ciriiri...