Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay
Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya.
Shirkaan ayaa...
GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA 9-AAD EE GOLAHA SHACABKA OO LA...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 9-aad ee Golaha Shacabka oo...
61 xubnood oo ka tirsan Khawaariijta ayaa lagu dilay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha...
Ilaa iyo 61 xubnood oo katirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida...
Golaha Aqalka Sare oo markale sii wada maanta ka doodisata xeer hoosaadka Golaha
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Abdi Hashi Abdullahi oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoominaya kalfadhiga...
Baraziil :Taageerayaasha madaxweynihii hore oo weerarary goobo muhiim ah iyo boliiska oo qabtay tiro...
Booliiska Dalka Braasiil ayaa xabsiga dhiogay in ka badan 300 oo qof,kadib markii taageerayaasha madaxweynihii hore ee dalkaasi ay rabshado ka sameeyeen dhismayaasha baarlamaanka,...
Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo ka doodayo hindise sharciyeedka hey’adda sirdoonka Qaranka&kan aqoonsiga diiwaan...
Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS oo kulan ku leh xarunta golaha ayaa loo qeybiyay labba hindise sharciyeed kuwaas oo kala ah hindise sharciyeedka hey’adda sirdoonka...
Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo kormeeray garoomada ciyaaraha ee ku yaala magaalada...
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradda...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo booqday xarunta Ergada Joogtada DFS ee OIC
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo howla shaqo u joogay dalka Sacuudi Carabiya ayaa halkaas...
Sarakiisha ciidanka xoogga dalka oo dhawaan soo afjari doonno howlgallada ka socoda gobolada Galgaduud...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku sii siqaya furumo hor leh oo ay kaga sugan yihiin gobolada Galgaduud iyo Mudug si ay uga xoreeyaan...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo Mareykanka kala wareegay hub ay ugu talagaleen Ciidamada Danab
Wasiirka Gaashandhigga JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu talagaleen Ciidanka Danab.
Safiirka Maraykanka ee u fadhiya...










