Ciidamada Xooga Dalka Gobolka Bakool oo maanta howgallo ka sameeyey deegaanno hoostaga degmada Xuddur
Xuddur- Saraakiisha Ciidamada Guutada 9aad Qeybta 60-aad ee CXD iyo Maamulka Gobolka Bakool ayaa horkacayay howgalladaan maanta laga sameeyay deegaanno hoos taga degmada xuddur.
Ciidamada...
Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celisay tahriibayaal ku xannibnaa Libya
Xafiiska Ergayga Gaarka ee dib u soo celinta Muhaajiriinta iyo Carruurta ee Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dalka dib ugusoo celiyey 9 dhallinyaro Soomaaliyeed oo...
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta hooyada iyo dhallaanka ee degmada Shibis
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee Degmada Shibis...
Ciidanka xoogga dalka oo caawinaya beeraleyda gobolka Hiiraan
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ee dhowaan kooxda argagixisada Al-shabaab ka xoreeyay degaanno badan oo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa billaabay inay...
Maalinta dalxiiska Adduunka oo laga xusay Muqdisho
Wasaaradda warfaafinta dhaqanka Iyo dalxiiska XFS ayaa maanta Magaaladda Muqdisho ku qabatay munaasabad ku saabsan maalinta dalxiiska Adduunka.
Munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay...
Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada
Ottawa- Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada.
Ergeyga oo...
Soomaaliya iyo Mallaysia oo iska kaashanaya horumarinta adeegyada gaadiidka iyo duulista hawada
Ottawa- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada, halkaa oo...
Ciidanka xoogga dalka oo gubay gaadiid dagaal oo ay lahaayeen Al-shabaab
Buulo-burte- Ciidanka xoogga ayaa gubay gaari Cabdile ah (land cruiser pickup) oo ay malleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab kaga carareen degaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan.
Howlgalka ayay...
Ciidanka Xoogga oo la wareegay Degmadda Buq Aqable
Hiiraan- Ciidamada xoogga dalka ee howlgalada dib u xorraynta ah ka wada deegaannada gobolka Hiiraan ayaa si rasmi ah ula wareegay Degmada Buq Aqable...
dhagar-qabayaal ka tirsan Argagixisadda oo ku dhintay Qarax miino
Hiiraan- Saddex dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab ayaa geeriyooday ka dib markii miino ay ku aasayeen deegaanka Baardhabaq ee ka tirsan degmada...










