Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayay Madaxa Barnaamijka horumarinta Dowladaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu...
Xukuumadda Hindiya oo mamnuucday Ururada Islaamiga ah
Xukuumadda Hindiya ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqay in dalkaas laga mamnuucay dhaqdhaqaaqa People’s Front of India (PFI) iyo Ururrada Islaamiga ah ee...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBA-BAXAY DALKA ITOOBIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu ambaba-baxay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u...
Xildhibaan Macalimow oo gaaray degmada Buule-Burde ee gobolka Hiiraan
Wafdi ballaaran uu hoggaminaay xildhiban Maxamed Ibraahim Macallimow qeybna ay ka ahayen sarakiil ciidan xildhibano katirsan dowlad gobaledka Hirshabeelle ayaa goordhaw gaaray degmada Buule...
Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira...
Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo booqasho ku jooga Magaalads Ottawa ee dalka...
Boqorka Sacuudiga oo wiilkiisa u magacaabay Ra’isul Wasaare
Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa wiilkiisa, ahna dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salmaan u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha boqortooyada Sacuuudiga, halka Amiir Khalid oo ah wiilkiisa labaad...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan amniga looga hadlayay la yeeshay taliyaha guud ee ciimadda ATMIS
JOWHAR- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Taliyaha guud ee Ciidamada ATMIS ayaa yeeshay Kulan looga hadlay arrimaha amniga, howlgalada lagu baacsanayo...
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Muqdisho ku qabatay xuska maalinta Dalxiiska Adduunka
Xaflad lagu maamuusayay maalinta caalamiga ah ee Dalxiiska oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daud Aweis Jaamac, Wasiirada...
Ciidanka xoogga dalka oo maanta Al-shabaab kala wareegay deegaanno muhiim u ahaa argagixisada
Ciidanka Daariishta Gobolka Shabeellada hoose iyo Qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga Dalka Ayaa Maanta la wareegay Gacan ku haynta deegaannada Jambaluul iyo Kaxarow...
Wasaaradda Kalluumeysiga oo soo gudbisay bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, waxay halkan ku soo gudbinaysaa bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira.
Wasaaradda oo ka masuul...










