Ciidanka amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Guriceel
Guri-ceel- Ciidamada amaanka ayaa waxay howlgallo kala duwan saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud iyo degaanno hoostaga.
Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka...
Ku dhowaad 40 qof oo ku dhimatay dab ka kacay xabsi ku yaalla Indonesiya
Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii uu dab ka kacay aroornimadii hore ee maanta xabsi ciriiri...
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka iyo Kusimaha HNS
Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya...
Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qeyb galay kulan lagu maamusayay heshiiskii dhawaan laga gaaray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamusayay heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii arrimaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galay kulan ay yeesheen siyaasiyiinta gobollada Waqooyi
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabadda iscafinta siyaasiyiinta Gobollada waqooyi iyo xoojinta heshiiskii dhawaan laga gaaray...
Taliyaha Ciidanka dhulka oo kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee jeneraal Gorda
Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyed General Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa maanta kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah...
Wasaaradda arimaha dastuurka XFS oo Dhuusamareeb ka daah furtay shirka wadatashiga dastuurka dalka
Wasaaradda arimaha dastuurka dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaah-shaneysa Wasaaradda dastuurka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay wadatashi iyo aragti wadaag socon doona...
Turkiga oo badbaadiyay 95 ruux oo magangalyo doon ah.
Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 95 ruuuc oo magangalyo doon ah,ka dib markii Ilaalada Xeebaha Giriigga ay si qasab ah dib ugu soo...
Maxkamadda darajada koowaad ee Gaalkacyo oo xukuno ku riday seddex ruux oo eedaysanayaal ah.
Maxkamada darajada koowaad ee dagmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xabsi ku riday saddax ruux oo ku eedeeysnaa ka...