Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo ay ka socdaan howlo dib loogu dayactirayo

0
Safaarada Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa waxaa ka socda dayactir ballaaran oo dib loogu dhisayo safaaradda ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya muwaadiniin Soomaaliyeed iyo...

Pakistan iyo Russia oo ka wada hadlay xaaladda Afghanistan.

0
Hogaamiyeyaasha Pakistan iyo Russia ayaa ka wada hadlay mowqifkooda ku aadan xaaladda dalka Afghanistan, sida lagu sheegay bayaan ka soo kala baxay labada dowladood...

Taliska inqilaabay dalka Guinea oo kulan la qaatay Ururada aan Dowliga ahayn

0
Kornayl Mamadi Doumbouya oo ahaa sarkaalkii hoggaaminayey Inqilaabkii ka dhacay dalka Guinea ayaa xartunta Baarlamaanka dalkaasi kulan kula qaatay wakiilo ka socday Ururada aan...

Dhuusamareeb oo laga furay xafiiska Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed

0
Guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed, Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiino) ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furey xafiis loogu talagalay fududeynta arrimaha cayaaraha Galmudug,...

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay gantaalada loo adeegsado tareenada ee W/Kuuriya

0
Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isugu tagay kulan degdeg ah oo ay albaabadu u xirnaayeen,isla markaana looga hadlaayey tijaabadii ugu...

Dr Dufle oo markale loo doortay Aqalka sare baarlamaanka Soomaliya

0
Senator Dr Cusmaan Maxamuud Maxamed(Dufle) ayaa markale dib loogu doortay xubnaha maamulka Hir-shabeelle ku metli doonaa kuraasta baarlamaanka ee aqalka sare. Senator Dr Dufle ayaa...

Ra’iisul wasaraha XFS oo shir kula yeeshay habka fogaan araga Wasiirka Horumarinta Sweden

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wasiirka horumarinta Sweden Per Olsson Fridh, iyaga oo ka wada...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay wafdi ka socday hay’adda Qaxootiga ee UNHCR.

0
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Obokar Dubbe ayaa manta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday xafiiska hay’adda qaxootiga aduunka UNHCR...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Tina Intelmann oo ay...

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qeybgalay kulan la xiriiray xiriirka Shiinaha iyo Carabta.

0
afiirka Soomaaliya ee Shiinaha u fadhiya Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa kulan fogaan arag ah  uga qayb galay kaldhigii 9-aad ee dood-wadaaga xiriirka Shiinaha...