Wararka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo ka qeyb galay kulan looga hadlayey Mashruuca...

0
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada (XFS) Duraan Axmed Farax ayaa Ka qaybgaly Maanta Kulan ay Martigelisay Shirkadda Favori LLC Ee Ka shaqaysa Hormarka...

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo Tababar u soo xirtay shaqalaha adeeg bixinta

0
Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta soo xirtay Tababar ku saabsan adeeg bixinta Arrimaha Bulshada ee...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo soo xiray kulan u dhaxeeyey guddiyo Farsamo oo ka kala...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Xuseen ayaa muqdisho ugu soo Xeray kulan Seddex Maalmood Socday oo u dhaxeeyey guddiyo Farsamo oo ka kala...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo la kulantay safiirka dalka China u fadhiya Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo  Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nuur ayaa maanta xarunta Wasaaradda Caafimaadka ku qaabishay safiirka dalka China u fadhiya Soomaaliya Mudane...

Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Balanballe oo tababar loo furay

0
Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar socon doona muddo 5 maalin ah uga furtay Degmada Balanballe shaqaalaha Dowladda Hoose...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir guddoomiyey shirka Khamiislaha Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan looga...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo daahfuray shirka xiriirinta dedaallada dowladaha

0
Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ahna kusimaha madaxwrynaha mudane Cali Daahir Ciid ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay shirka xiriirinta dedaalada dowladaha hoose ee dowlad Goboleedka...

Galmudug oo sheegtay inay waddo qorshe looga maarmayo isticmaalka Dhuxusha

0
Agaasinaha guud ee Wasaarada degaanka isbeddalka cimillada iyo horumarinta reer miyiga ee dowlad gobaleedka Galmudug, Xuseen Axmed Maxamuud ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay waddo...

Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday xubno ka tirsan Al-shabaab

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday xubno ajaanib ah oo ka tirsan Kooxda Argagixisadda ee Al-shabaab, labada Argagixiye ayaa u kala dhashay...

Wasiir ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Indonesia u jooga Soomaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa kulan la qaatay Danjiraha cusub ee dawladda Indonesia ay u soo magacowday Soomaaliya...