Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Ingiriiska
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay danjiraha Dalka Ingiriiska Marwo Kate Foster.
Danjiraha Dowladda...
Guddoomiye Madaale oo daah-furay shirweyne looga hadlaayo nidaamka casriga ah ee diiwaan-gelinta madaniga
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa daah-furay shirweyne looga...
Shir ku saabsan xoojinta dhaqaalaha Soomaaliya oo ka furmay Nairobi+Sawirro
Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa ka bilowday shir ku saabsan hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda dalka oo u dhaxeeyo dowladda federaalka Soomaaliya...
Indoniisiya ciyaar kubadda cagta oo sababtay dhimashada 129 qof
Wararka laga helayo Dalka Indoniisiya ayaa sheegaya in ay dhinteen 129 qof tiro ka badan 210 na dhaawacmeen ka dib markii rabshado ka dhaceen...
Generaal Ismaaciil Saxardiid” Waxaan go’aansanay inaan iska dul-qaadno cadowga argagixisada,”.
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa isku diyaarinaya in ay qaadaan howlgal argagixisada Al-shabaab looga xoreynayo deegaanada maamulkaas, kuwaas oo ay muddo...
Hindiya oo hub ka iibineysa dalka Armenia
Hindiya ayaa dooneysa inay dalka Armenia ka iibiso hub qiiamhiisa lagu sheegay Rs 2000 Crore (oo u dhiganta ku dhawaad $244 oo milyan oo...
Dabageed” Geeri ayaa ka xignaa inaan yeelno damaca argagixisada,”.
Madaxweyne ku-xigeenka maaamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ka hadlay howlgalada ka dhanka ah maleeshiyada Al-shabaab ee ka socda gobolka Hiiraan ayaa sheegay...
Wasaaradda qorsheynta XFS oo wada shaqeyn wanaagsan la leh golaha shacabka+Sawirro
Kulankan looga hadlayay wada-shaqeynta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo golaha Shacabka ayaa ka dhacay xarunta dhaxe ee Wasaaradda, iyada...
Shacabka Soomaaliyeed Maanta waxa ay leeyihiin hal cadow oo ay tahay inay u midoobaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kalmad ka jeediyay Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka oo uu kaga qeyb galay Salaadda Janaasada...
Xarunta Ciidanka Haramacad oo loogu magac darayo Generaal Farxaan
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxmed (Xijaar) oo ka hadlay aaska Generaal Faxraan Maxamuud Aadan (Qaroole) Ayaa yiri “ Waxuu ahaa aniga Saxiibkay,...










