Wararka

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa Maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha. Amarkan...

HOGGAAMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY TALISKA QEYBTA 60-AAD

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Maanta booqasho shaqo ku tagay Xarunta Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo guddoomiyay kulan looga hadlay diyaar-garowga dowladda ee Super El...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, ahna Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Maamulka Sanduuqa Qaran ee Maareynta Khataraha Musiibooyinka, Mudane Cali Yuusuf Cali...

WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA PAKISTAN OO SOO GAARAY MUQDISHO

0
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA MAALGELINTA HORUMARINTA SOOMAALIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo uu martigeliyay Bangiga...

Khudbadda Guddoomiyaha BFS oo ku saabsan saameynta Burcad-badeeddu ku yeelatay Kalluumeysatada iyo Dhaqaalaha Gobolka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Burcad-badeednimada ka jirta Xeebaha Soomaaliya ma aha oo keliya caqabad dhinaca Amniga badaha ah. Waxay saameyn culus ku yeelatay Dalkeenna, Dadkeenna, Badmaaxiinta, Kaluumeysatada,...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa Maanta ka guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha...

Xarunta JSP ee Degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay

0
Warsheekh(Wargeyska Dalka):-Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Degmada Warsheekh, Gobolka Shabeellaha Dhexe. Munaasabadda daah-furka...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu soo gabagabeynayo Toddobaadka Aqoonsiga 2026,...