Wararka

Golaha Shacabka JFS oo Dhammeystiray Doodda ku saabsan Burcad-Badeedda

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 17-aad, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka,...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi Saraakiil Turki ah

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi Saraakiil  Turki ah oo uu hoggaaminayey Taliyaha Dugsiga Tababarka...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee XFS oo amar Dul Dhigay Hay’adaha Ka Shaqeeya Arrimaha Caafimaadka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Dr. Cali Xaaji Aadan Abubakar, oo tixraacaya amarka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka hadlay xaaladda shaqaalaha dowladda

0
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan shaqo ku yeeshay xafiiskiisa Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana...

Madaxweynaha JFS oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi Sare oo ka socda Ciidanka Cirka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka...

NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Guulane iyo Al-Furqaan ee Gobolka Shabeellaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuql Insaanka Qaranka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, oo...

Maxaabiista Xabsiga Dhexe oo helaya adeegyo muhiim ah

0
Maxaabiista Xabsiga Dhexe Ex Kontarool MPCC Mogadishu Prison and Court Complex, ayaa helaya Adeegyo Madaalo iyo Akhris Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Muqdisho. Waxaa loo qorsheeyay...

Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Golaha Shacabka oo la kulmay Wasiirka...

0
Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi Saraakiil Ciidan ah oo booqasho ku jooga Dalka,...