Shirka Daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Muqdish
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka...
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay Dhuusamareeb
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si rasmi ah xarigga...
Ciidamada NISA oo howlgal qorsheysan ku khaarijisay horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka...
Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo ka qeyb galay 50 Guurada ka soo wareegatay aas-aaska...
Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii la aasaasay Ururka Hay’adaha Hantidhowrka...
Wasaaradda Qoyska XFS oo war ka soo saartay dhacdo ay nafteeda ku weysay hooyo...
Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si aad ah uga tiiraanyeysan tahay dhacdada foosha xun ee ka dhacday Isbitaalka...
Wasiirro ka tirsan XFS oo kormeer shaqo ku tegay xarunta wasaaradda Qorsheynta
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxman Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyey Wasiirka Wasaaradda...
Wasaaradda Warfaafinta oo qabatay tababar ku saabsan Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee (NTP)
Waxaa maanta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska lagu qabtay tababar ku saabsan Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee (NTP), qorsheyaasha shaqo ee sannadlaha ah, warbixinta waxqabadka...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐓𝐞𝐥𝐞𝐟𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐢 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐧𝐤𝐚...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Ardayda Soomaaliyeed ee ka gudubtay Imtixaanka Shahaadiga ah...
RW Xamsa oo magacaabay wasiir ku-xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha XFS
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo loo magacaabay Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo hambalyeysay gabdhaha kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa si weyn ugu hambalyeysay gabdhaha Soomaaliyeed ee kaalmaha hore ka galay...










