Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee Koofur Afrika oo aqoonsiga laga guddoomay

0
Pretoria: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika Mudane Aadam Isaaq ayaa maanta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Koonfur Afrika u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga...

UEFA oo ku dhawaaqday in Cumar Cartan uu garsoori doono kulanka Finalka UEFA Super...

0
Geneva: Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqday in Finalka UEFA Super Cup-ka Yurub uu dhex-dhexaadin doono garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan. Tallaabadan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray xarumo dowladeed iyo waddooyin laga hirgeliyay Jowhar

0
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Mudane Xasan Sheekh...

Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo Maanta la wareegay Xilka Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya

0
Baydhabo-(Wargeyska Dalka)-Waxaa Maanta si rasmi ah Xilka Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda gaaray Magaalada Jowhar

0
Jowhar-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay...

Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay Hoggaamiyaha cusub ee koofur Galbeed Soomaaliya

0
Jowhar-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa  Hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Dowlad-Goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh...

Kulan lagu dejinaayo qaab-dhismeedka Sanduuqa Qaran ee maareynta Musiibooyinka oo Magaalada Muqdisho lagu qabtay

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa daah-furay Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan dhismaha iyo dejinta...

Aqoon-isweydaarsi sare oo ku saabsan Teknoolojiyadda Internet-ka oo Magaalada Muqdisho lagu qabtay

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Xarunta Qaran ee IPv6, oo ay martigeliso Jaamacadda Jamhuuriya, ayaa Maanta si wadajir ah u qabtay...

Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Kumanaan Shacab ah ayaa Maanta Banaanbax garab istaag ah ugu sameeyey Stadium Muqdisho Garsoore Sare Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ka mid...

Meertada 3-aad ee Madasha Maayarada Dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Abdulkadir Ali ayaa soo xiray Meertada 3-aad ee...