Wararka

Muqdisho oo Beri martigelineysa Shirka Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Magaalada Muqdisho waxaa berri ka furmaya Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026, kaas oo isu keenaya Hay’adaha Dowladda, Wasiirada Warfaafinta...

Taliyaha CXDS oo kormeeray Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor...

Taliyaha Ciidamada Dhulka ee XDS oo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa gaaray Degmada Baardheere...

Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air,...

0
Muqdisho,(WARGEYSKA DALKA):- Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda...

DOWLADDA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO...

0
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan iyo bishii Abriil 2026, waxaa...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqasho ku tegay safaaradda JFS ee magaalada Beejiin

0
Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Beejiin ee dalka Shiinaha. Wafdiga...

HABDHOWRAHA GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA ARRIMAHA DIBADDA EE GOLAHA SHACABKA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hab-dhowraha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Agaasimaha Guud ee OIC...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjire isla...

Wasiirka Waxbarashada oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya u jooga Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya...

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo Kulan dhiirrigelin ah la qaatay Ardayda Kaalmaha hore ka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, G/le Sare Mahdi Cumar Muumin, iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa Kulan dhiirrigelin ah la qaatay Ardaydii Kaalmaha hore...