๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ XFS ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐๐ญ๐ข ๐๐ ๐๐จ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ง๐๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta qaabbilay Wefti uu hoggaaminayey Sii-Hayaha <br>Agaasimaha Fulinta Barnaamijka Cunnada Adduunka...
“Subixii Waxbarsho Galabtiina Lows Wareejin”
Dadaalaa wuu gaara wuu gaaraa ayaa horey loo yiriโ, Daruuftu wax bay ku bartaa,taasoo ah inaad ka gudubto iyo sida aad uga gudbi laheyd,...
MADAXWEYNAHA JFS IYO WAFDIGIISA OO SI DIIRAN LOOGU SOO DHOWEEYAY MAGAALADA BANDIIRADLEEY
Bandiiradleey,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si heer...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUUD EE GOLAHA SHACABKA.
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad kulankiisa 3-aad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha...
Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay Hooyada dhashay Ardaygii Kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Maanta Xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin Cabdulle Cumar oo...
Ciidanka XDS oo Baydhabo ku Fashiliyay Weerar Lagu Soo Qaaday Fariisimadooda
Abaare 5:00 Subaxnimo, Fariisimo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku leeyihiin Magaalada Baydhabo waxaa Weerar ku soo qaaday Maleeshiyaad isugu jira Al-Shabaab iyo kuwa...
MADAXWEYNAHA IYO WAFDIGIISA SAFARKA NABADDA GALMUDUG OO LAGU SOO DHOWEEYAY GALINSOOR
Galinsoo(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira Safarkiisa Deegaanada Galmudug ee uu ugu kuur-galayo xaaladaha Amniga iyo Nolosha...
Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Qaranka iyo Daraawiishta Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa saaka fashiliyey Weerar Naf-lacaari ah oo Argagixisadu ku soo qaadeen Xaafado ka tirsan Magaalada...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Tababar u Soo Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Haramcad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan, ayaa Akadeemiyadda TURKSOM Tababar ugu soo xiray Cutubyo si gaar ah loo Tababaray oo ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta safar dhulka ah...










