Wararka

Mushaar kordhin loo sameeyay shaqaalaha rayidka ee Puntland

0
Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland waxaa xalay lagu qabtay munaasadda xuska 8-da January oo ku beegan sanad guuradii labaad ee kasoo wareegatay markii la doortay...

Wasiirka tamarta oo la kulmay wakiilka hey’adda Qatar Charity ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi, ayaa Dabayaqaadii toddobaadkii hore kulan kula yeeshay xafiiskiisa mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda...

Kenya:Qaxootiga Dhadhaab oo dhigay bannanbax cabasho ah

0
Waxaa Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab gar ahaan Xerada ifo ka dhacay banan bax cabasho ah oo looga horjeeday xaaladda nolol ee dadka ku jira...

Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Dalka Koongo

0
21 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca  bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo,kadib kolkii kooxo hubeysan oo ka soo...

Amiirka Qadar oo ka qeybgalay heshiis ay wada gaareen Dalalka Khaliijka

0
Magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga waxaa ku shiray madaxda waddamada Khaliijka, waxaana  markii ugu horreysay muddo 3 sanno ah kaddib kasoo qayb galay Amiirka...

Guddiga Doorashooyinka maamulka K/galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo+Sawirro

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur galbeed maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga Doorashooyinka maamulkaas. Guddiga ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho ee...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo gaaray magaalada Khartuum

0
Khartuum- Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan. Gudoomiyaha waxaa ku soo dhaweeyay caasimada sedex...

Ciidanka amniga oo Howlgalo ka sameeyay magaalada Jowhar

0
Ciidanka amniga ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay xaafadaha magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle Howlgalkaan oo ahaa mid amniga lagu sugayo ayaa...

Amiirka Qadar oo Dalka Sacuudi Carabiya uga qeybgalaya Shirka Wadamada Gacanka

0
Amiirka Qatar Amiir Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa u ambabaxay dalka Sacuudi Carabiya,si uu uga qeybgalo shir madaxeedka wadamada Khaliijka oo la filayo...

Guddiga doorashooyinka oo kulan la qaatay safiirka ku xigeenka Talyaaniga ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaalka mudane Maxamed Xasan Cirro iyo xubno ka tirsan guddiga hirgelinta doorashooyinka federaalka ayaa kulan la qaatay mudane Massimiliano Bertollo,...