Wararka

Wasiirka Difaaca XFS oo kormeeray Xarunta Idaacadda Ciidamada Qalabka sida+Sawirro

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji  ayaa kormeer shaqo ku tagay Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida (SNA Radio), wuxuuna kulan la...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo gacanta ku dhigay gaari walxaha qarxo laga soo buuxiyey.

0
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari Hoomey ah oo nabadiidka Al-shabaab ay ku diyaariyeen walaxaha qaraxa , howlgalkaan...

War Saxaafadeed Ay Soo Saartay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Ku Saabsan Tallaalka CONVID19.

0
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay qorsheynaysaa in Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka ay gaarsiiso guud ahaan dalka, iyadoo Qeybta ugu horreeysa tallaalka dalka lakeeno doono bishaan...

Puntland Oo Soo Dhaweysay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 10.02.2021 : Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta rasmiga ah ee madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook ayaa lagu soo dhaweeyay shirka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Maanta Hor Tagaya Golaha Shacabka

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 10.02.2021 : Ra’Isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa uu khudbad ku saabsan...

Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 10.02.2021 : Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka...

Turkiga oo ugu baaqay muwaadiniintiisa ku sugan Myanmar inay ka fogaadaan goobaha banaanbaxyada.

0
Turkiga ayaa ugu baaqay muwaadiniintiisa ku sugan Myanmar inay ka fogaadaan goobaha banaanbaxyada Safaaradda dalka Turkiga ee Myanmar ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay muujiyaan taxaddar...

Pakistan oo ku dhawaaqday in ay martigelin doonto ciidamo badd oo ka socda 45...

0
Pakistan ayaa ku dhawaaqday inay martigelin doonto ciidamo badd oo ka socda 45 dal, oo ay ku jiraan Mareykanka, Shiinaha iyo Ruushka, si ay...

Messi oo mar kale badbaadiyay Barcelona xilli uu kursiga keydka ku soo bilowday.

0
Xiddiga reer Argentina ayaa kursiga keydka ka soo kacay si uu wax ugu badalo ciyaar ay Real Betis hogaanka u heysay, iyadoo ay xusid...

Wasiir Ku-Xigeenka Gaashaandhiga XFS oo Kormeeray Taliska Ciidanka Badda

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 08.02.2021 : Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim ayaa maanta kormeeray taliska ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha...