Wararka

Madaxweynaha Dawlad-gobolleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa dib ugu laabtay Baydhabo.

0
Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meel-gaarka ah ee Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed kedib safar muddo qaatay...

MAXAA LOO BAAHAN YAHAY HADDII UU SOO LABA KACLEEYAY XANUUNKII COVIED 19?

0
Marka loo kuur-galo Xogta xannuunkan soo laba kacleynta Covid 19 waxaa mihiim ah in aan wax badan ka ogaano  Xanuunka Dunida aafeeyay aadkana ugu...

DALKAADA ADIGAA ISKA LEH

0
Qof kasta oo dunida ku nool wuxuu ku abtirsadaa qaran, dal iyo calan gaar ah oo ummadda uu ka soo jeedo ay leeyihiin waana...

HALISTA KA DHALAN KARTA GAASKA CUNTADA LAGU KARSADO.

0
Horumar kasta oo cusub waxuu leeyahay nusqaantiisa, waayadii danbe waxaa dalka si baahsan ugu soo kordhay isticmaalka gaaska iyadoo shacabka Soomaaliyeedna ay tahay mid...

SOOMAALIDA SAFARRADA FURSAD DHOOFKA U TAGAYA KENYA, MAXAY TAHAY IN AY KU DHAQMAAN HADDII...

0
Safarka dadka Soomaalida ah ay u safraan dalka Kenya inta badan wuxuu khuseeyaa labo dhinac oo kala ah ganacsi ama safar ku saabsan in...

DHAKHAATIIRTA NAF-HURAYAASHA AH

0
Qalinkaygu wuxuu jeclaysanayaa in uu kuu soo gudbiyo sheeko naf-hurnimo, wadaninimo, beni’aadanimo iyo hooyanimo tusaale qurxoon u ah. Waa sheekada Dr Xılwo Daa’uud Ibraahim...

R/Wasaare Rooble oo isku badalay laba Wasiir oo ka tirsan xukuumadda

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen  Rooble ayaa maanta isku bedelay labo Wasiir oo haayey xilalka Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasaaradda Shaqada...

Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday iskaashi militeri

0
Masar- Dowladda Masar ayaa sheegtay inay heshiis dhanka iskaashiga militerga la saxiixatay dowladda Burundi oo ka mid ah dowladaha uu maro wabiga Nile. Afhayeenka ciidamada...

Muwaadiniinta Chad oo u dareeray goobaha codbixinta

0
Chad- In ka badan 7 milyan oo ka mid ah muwaadiniinta Chad ayaa saakay u dareeray  goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynaha hoggaamin...

Dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalku oo walaac ka muujiyay xaaladda abaaraha ee ka sii...

0
Waddanka intiisa badan wuxuu wajahayaa biyo yari aad u daran, ayadoo in ka badan 50 degmo ay ka jirto  xaalado abaareed aad u daran...