Wararka

Mareykanka oo u diyaar garoobaya qorshaha dagaal cusub

0
Mareykanka  ayaa isu diyaarinaya hirgalinta qorshe dagaal oo  mustaqbalka dhici kara, kaasi oo u muuqda mid ka baddalan dagaalladii hore. Khudbad Jimcihii  ​​uu jeediyay Xoghayaha...

Muwaadin Soomaali ah oo xalay lagu dilay Koofur Afrika

0
Muwaadin Somali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa. Sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ahaa Dhallinyarada...

Wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo gaaray Feer feer

0
Wafdi wasiiro ka tirsan Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa gaaray deegaanka feer feer ee dhaca xadka Soomaaliya iyo itoobiya. Wafdiga waxaa qeyb-ka ah Guddoomiyaha...

Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed ayaa waxaa...

Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka

0
Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan. Shaqaalaha Soomaaliyeed waxaan uga mahad-celinaynaa...

Xuska 1-da May ee Maalinta Shaqaalaha Dunida (warbixin)

0
Sanadkii1889-kii waa markii ugu horeysay ee dalal ka mid ah caalamka ay aqoonsadaan dhaqdhaqaaqyadii ururada xoogsatada, isla markaana la meelmariyay sharci ah in shaqaalaha...

Madaxweynaha JFS oo maanta hortagaya Golah Shacabka

0
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kuna beegan 1-da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu Madaxweynaha JFS...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri yeelana shir gaar ah

0
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Sabti ah 01da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu Madaxweynaha JFS Mudane...

Ciidanka Xoogga oo howlgal ka fuliyay gobolka Sh/Hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa manta howlgal qorsheeysan ka sameeyay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose oo gabbaad u ah kooxda Al-habaab. Howlgalkaan ayaa laga...

Toddobaadka Tallaalka Adduunka oo maanta la soo gabagabeeyay

0
Waxaa maanta oo taarikhdu tahyay 30-ka April dunida lagu soo gabagabeeyay Toddobaadka Tallaalka Adduunka oo muddo isbuuc ah ka socday guud ahaan dalalka Caalamka. Barnaamijkaan...