Wararka

Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed ayaa waxaa...

Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka

0
Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan. Shaqaalaha Soomaaliyeed waxaan uga mahad-celinaynaa...

Xuska 1-da May ee Maalinta Shaqaalaha Dunida (warbixin)

0
Sanadkii1889-kii waa markii ugu horeysay ee dalal ka mid ah caalamka ay aqoonsadaan dhaqdhaqaaqyadii ururada xoogsatada, isla markaana la meelmariyay sharci ah in shaqaalaha...

Madaxweynaha JFS oo maanta hortagaya Golah Shacabka

0
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kuna beegan 1-da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu Madaxweynaha JFS...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri yeelana shir gaar ah

0
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Sabti ah 01da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu Madaxweynaha JFS Mudane...

Ciidanka Xoogga oo howlgal ka fuliyay gobolka Sh/Hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa manta howlgal qorsheeysan ka sameeyay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose oo gabbaad u ah kooxda Al-habaab. Howlgalkaan ayaa laga...

Toddobaadka Tallaalka Adduunka oo maanta la soo gabagabeeyay

0
Waxaa maanta oo taarikhdu tahyay 30-ka April dunida lagu soo gabagabeeyay Toddobaadka Tallaalka Adduunka oo muddo isbuuc ah ka socday guud ahaan dalalka Caalamka. Barnaamijkaan...

Ciidanka kumaandooska Danab oo howlgal ka sameyay Jilib Marka

0
Jilib Marka- Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgalka  qorsheysan dhan ah maleeshiyadda  Al-shabaab ka fuliyay Deegaanka Jilib Marka oo ka tisan gobolka...

Hay’addah garsoorka Galmudug oo kormeeray dhismaha xabsi xusub oo laga dhisayo Galkacyo.

0
Galkacyo- Mas'uuliyiin Ka Socday Hay’addaha Garsoorka Dowlad Gobaleedka Galmudug Iyo Saraakiil Ka Socatay Laamaha Amniga Heer Fadaraal Ee Ka Howlgala Dowlad Gobaleedka Galmudug Ayaa...

Gollaha Deegaanka Degmada Waajid oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xiggeen

0
Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye u doortay Mudane Maxamed Macalin Yuusuf, halka Guddoomiye Ku-xigeena ay u doorteen Mudane Mukhtaar Maxamed...