Wararka

Wasiirka Waxbarashadda Galmudug oo kormeeray deegaanka Laas-xaadoow oo ololle waxbarasho laga waday

0
Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore ayaa maanta kormeeray ololaha waxbarida iyo wacyigalinta reer miyiga oo ay Galmudug udub dhexaad u yihiin dhalinyarada waxaana...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun 15 sano oo Xabsi Ciidan ah ku riday...

0
Maxkamadda  Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Nin  ka tirsanaa Kooxda Daacish  una qaabilsanaa kala gudbinta  lacagaha. Cabdirisaaq Maxamed...

War-murtiyeedka laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka

0
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shir labadii maalmood ee lasoo uga socday magaalada Muqdisho, kaasi oo heshiis looga gaaray habraacyada doorashooyinka dalka. War-murtiyeedka...

Wasaaradda Beeraha XFS oo tababar qaab-beerashada adkeysiga u leh Abaaraha u furtay qaar kamida...

0
wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan qaab-beerashada adkeysiga u leh Abaaraha u furtay qaar kamida shaqaalaha Wasaaraddaha Beeraha ee heer Federaal iyo heer...

Saddex ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay degmada Waaberi

0
Xaafadda Buundo 1-aad ee degmada Waaberi saddex qof ayaa ku nafwaayay qofkalana waa ku dhaawacmay kaddib markii uu xakamaha (fariin) goostay Gaari nuuca daabulaha...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo kulan layeeshay Madaxda Hya’adda Save the Children

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Cabdinasir Mukhtar Ibrahim ayaa maantay kulan isgu jira Isbarasho iyo Xog-isweydaarsi layeeshay Madaxda Hya’adda Save the Children. Kulanka ayaa...

Rabshado ka dhacay Garoonka diyaaradaha Kabul oo sababay dhimasho

0
Rabshado ka dhacay garoonka diyaaradaha caasimadda dalka Afgaanistaan ayaa waxa ku dhintay toddoba qof sida ay xaqiijisay wasaaradda difaaca Ingiriiska, Afayeen u hadlay wasaaradda...

Guddiga loo saaray baaritaanka dhacdadii Golweyn oo la kulmay taliska ciidamada AMISOM

0
Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu...

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka XFS oo qaabishay wafdi ka socda Hay’adda WHO.

0
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka Martini ku qaabishay Wafdi ka socda Hay’ada WHO. Wasiiradda iyo wafdiga...

OGEYSIIS IYO WARGELIN MUHIIM AH

0
    Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Waxay ku wargelinaysaa dhammaan Saxaafadda Madaxa bannaan inay iska diiwaan geliyaan leysamada sannadlaha ahna ka qaataan Wasaaradda, sida...