Wararka

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada oo gaaray Suudaan

0
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanninimada, Martin Griffiths, ayaa maanta oo Arbaca ah gaaray dalka Suudaan, oo ay dagaallo ka socdaan muddo Sedax...

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay horumarinta Muqdisho iyo mataanaynta labadooda Caasimadood

0
Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga Mudane, Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay Kusimaha Danjiraha Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya ahna Safiir Kuxigeenka Mudane,...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku dhawaaqay qiimaha Xajka ee sanadkan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay in xujeyda Soomaaliyeed loo baajiyey lacag ka badan 8 Milyan oo...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay kulan dadweyne oo shacabku ay ku weydiinayeen su’aalo ku...

Maxay Dowladda Soomaaliyeed ku dooratay in dalalka safka hore ay la kaashato la dagaalanka...

0
Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka Khawaarijta Al-shabaab ay u kaashanayaan cid kasta oo wax kala qabanaysa, si loo soo...

Zelensky oo beeniyay in Washington ay uga digtay dalkiisa faafinta dukumentiyo sir ahaa

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Washington Post ku beeniyay in Washington ay uga digtay dalkiisa in la faafiyo dukumentiyadii sirta...

Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafadda

0
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in...

Khawaarij lagu qabtay howlgal ka dhacay gobolka Mudug

0
Xarardheere- Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan aagga degmada Ceeldheer ayaa nolosha ku qabtay ugu yaraan 2 dhagar qabe oo ka soo baxsaday Khawaarijtii...

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo daahfuray Geeddi-socod Wadashaqeyn ah

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta daahfuray Geeddi-socod Wadashaqayneed oo dhabaha u furaya iskaashi cusub oo dhex mara labada sano ee soo...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo awaamiir culus kasoo saaray Askarta isticmaasha daroogada

0
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, General, Mahad Cabriraxaan Aadan ayaa sheegay in Askarta isticmaasha daroogada noocyadeeda kala duwan uusan ka mid noqon doonin Ciidanka. Taliyaha ayaa...