Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis ababa kaga qayb gelaya shirka madaxda Afrika
Addis ababa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo dhoweeyay wafdi ka socday Jaamacaad Carabta
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo uu hoggaaminaayey Xoghayaha Guud...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo guddoomiyay kulan doceed ka mid ah shir-madaxeedka Afrika
Iyadoo ay barbar socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi...
Danjire C/Kariim Axmed oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Boqorka Norway
Safiirka Soomaaliya u qaabilsan Dalalka Nordiga Mudane C/Kariim Axmed Maxamed ayaa waraaqihii aqoobsiga danjiranimo u gudbiyay Boqorka Dalka Norway Boqor Herald.
Kuulankaasi oo ka dhacay...
R/Wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo xubno kale
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sh Axmed ,xilli loo madlan yahay...
R/๐๐๐ฌ๐๐๐ซe ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ ee ๐๐๐๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐๐ค๐ข๐ข ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xalay ka qaybgalay Baalfurka Buug ka hadlaya Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika oo lagu...
AU โMa jirto cid awood u leh inay wax ka beddelaan qaab-dhismeedka dhuleed ee...
Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa maalinimadii shalay cambaareeyay aqoonsiga Israaโiil ee Somaliland,iyagoo ku dhawaaqay in tallaabadaasi ay tahay waxba kama jiraan...
Warsaxaafadeed: Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Amniga Gudaha waxay shacabka Soomaaliyeed iyo warbaahinta u caddeyneysaa in habraaca soo jireenka ah ee sugida amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle uu si...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya oo Kulan wada qaatay
Addis Ababa:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya oo Kulmay Intii uu Socday Shirarka Midowga Afrika.
Intii ay socdeen shirarka Midowga Afrika ee ka qabsoomaya...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxtooyada qaranka ku qaabilay wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo...










