Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey By osman Dhiblawe - August 6, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Shirweynaha 1-aad ee badaha Soomaaliyeed oo looga hadlay amniga badaha, dhaqaalaha buluugga ah iyo khayraadka ayaa gabangabadiisa laga soo saaray bayaan ku wajahan arrintaas.