Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Ayaa Qaabilay Gudoomiyaha Hay’adda Maareenta Musiibooyink Qaranka M axamuud...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Hay'adda Maareynta...
Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo daadadka El-Niño ayaa kulan gaar ah la qaateen...
Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo daadadka El-Niño ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa ay kulan gaar ah kula qaateen Wakiilo iyo Masuuliyiin...
WASIIRKA CADAALADA IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO OO GAARAY DALKA MASAR
Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS iyo wafidiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir, iyadoona ay goobjoog ka...
Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka amniga taas oo xoojineysa xariirka soo jireeenka ah ee labada dowladood...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Ciraaq oo ka wada arrinsaday dagaalka argagixisada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha dalka Ciraaaq Mudane Abdul Latif Rashid oo hoggaaminayey wafdiga dalkiisa ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magaalada Riyaad kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Eretariya Mudane...
Riyaad- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki oo ay ka wada qeyb-galeen...
Ra’iisul wasaare Xamse oo daah furay Nidaamka Ilaalinta Bulshada ee lagu yareynayo saboolnimada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Nidaamka Ilaalinta Bulshada ee Diiwaanka Bulsho ee Midaysan oo lagu yaraynayo saboolnimada...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Qorsheynta ee XFS oo la kulmay wafdi ka socday maamulka KMG...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Qallinle ayaa maanta xarunta dhexe wasaaradda Qorsheynta Qaranka Kulan...
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya iyo Sucuudi Careebiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya iyo Sucuudi Careebiya ayaa uga warbixiyey fursadaha ballaaran ee maalgashiga...










