Xukunka Qayb kamid ah Laamaha Maamul ee degmada Hodan oo Argagixisanimo loo haystay
Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukuna u dhaxeya 10 ilaa 1- sano waxay ku riday qeyb kamid ah laamaha Maamul...
Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay Magaalada Beledweyne
Beledweyne;-Wabiga Shabeelle ayaa Saacadihii la soo dhaafay fatahaad xooggan ka sameeyay Xaafado katirsan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaas oo saameyn ku yeeshay...
Ciidanka xoogga oo gacanta kusoo dhigay Horjoogihii Baadda Shacabka u qaabilsanaa khawaarijta ee degmada...
Ciidanka xoogga dalka oo Shalay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud kasoo qabtay Horjoogihii Baadda shacabka u qaabilsanaa khawaarijta kaa oo mudda ku dhuumaaleysanayay degaankaas.
Horjoogahaan...
Wasiirka Cadaaladda iyo wafdi uu hoggaaminay oo gaaray dalka Masar
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan...
Wasiir Daa’uud Aweys :Dad kabadan Hal milyan ayuu saameeyey Daadadka iyo fatahaadaha dalka ka...
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka iyo qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo...
In ka badan 20 Degmo ayay El-nino saameysay (WARBIXIN)
Daadadka ka dhashay Roob xooggan iyo fatahaadda Webiyada dalka mara ayaa saameeyay deegaanno badan oo ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya, waxaana ka mid...
Hindisaha Kaabaha Dhaqaale : Wadada Nabadda ee Wakhtiga Cusub
Is ogolaanshaha iyo wada-noolashada waxa uu kumanaan-sano u ahaa qaranka Shiinaha yool. 2013-kii Madaxweyne Xi Jinping ayaa soo bandhigay hindisaha(Belt and Road Initiative) oo...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo ka qeybgalay shir looga hadlayay meel marinta...
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed cilmi ayaa maanta shir gudoomiyay kulan ay soo qaban qaabiyeen waaxda Badqabka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kulan la qaatay Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banadir, ayaa ugu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hoggaamiyeyaasha dalalka islaamka la wadaagay mowqifka Soomaaliya ee xaaladda Qasa
Riyaad- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen...










