Wasiirka Cadaaladda ee XFS oo gaaray magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay xeer ilaaliyaha...
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia ayaa kulan la yeeshay safiiradda dalalka Algeria iyo Congo ee...
Addis Ababa- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo kala duwan la qaatay safiirada dhiggiisa ah ee dalalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka iyo Mas’uuliyiin kale oo gaaray Magaalada Jawiil ee Gobolka...
Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo katirsan Golaha Shacabka BJFS, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wafdi ay hoggaaminayan ayaa...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGA KA JARAY LABO WADDO OO LAGA DHISAY MAGAALADA MUQDISHO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu...
Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada ee qeybta 21-aad oo kormeer wacyigalin ah ugu tagay ciidnaka...
Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada qeybta 21 aad ee Xoogga Dalka G/ sare Cabdullaahi Maxamed Muuse Kayse oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Wisil, Shiikh...
XATOOYADA XAQA IYO XOOLAHA DADWEYNAHA XAARAAN INAY TAHAY YAA MOOG?
Ma oga inuu Mas’uul yahay, mana oga in lagu aaminay, mar haddey sidaa tahay ogoow xaasid baa tahay, ogoow midaan xishoonin baa tahay, ogoow...
kHUDAARTA IYO FURUTADA OO KOR U KAC KU YIMID SICIRKOODA
bilooyinkii ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay gabaabsi ku yimid wax soo saarka beeraha gaar ahaan khudaarta cagaaran oo sida aadka ah bulshada ugu...
GANACSIGA BARIGA AFRIKA OO ISBEDDEL KU YIMID.
Waxaa lala yaaban yahay sida mar kaliyah ah saameyn ballaaran oo muuqata ku yeelatay gobolka, arrintani ayaa waxaa loo aaneynayaa cudurka kediska ku soo...
Madaxweyne Xasan Sheekh : Geesiyaal waxaad iftiin u tihiin xorriyadda dadka Soomaaliyeed ee aad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacya badan taabaneyso xalay jeediyay ayaa ugu horeyn kaga hadlay qaraxii 14-October -2017 ee...
Wasiirka Maaliyadda XFS Dalka Morocco kulama gaar ah kula qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hey’ado...
-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka Morocco ayaa kulamo gaar...










