Wararka Gudaha

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kormeeray furimaha dagaalka

0
Dhuusamareeb-Mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda Fedraalka ah iyo Dawlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta kormeeray Ciidamada Difaaca Dadka deegaanka, kuwaas oo isku diyaarinaya in ay ka qaybgalaan...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

0
Qaahira- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya mudane, Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Tacliinta Sare iyo Cilmi baarista dalka...

Soomaaliya iyo Eritrea oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Kampala-Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire, Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda ku qaabbilay safiirka dowladda aan saaxiibada...

Danjire Warfaa oo qaabbilay dhiggiisa Azerbaijan

0
ADDIS ABABA- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane, Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa kusoo dhoweeyey dhigiisa Jamhuuriyadda Azerbaijan Ambassador...

Golaha Shacabka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka

0
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel Mariyey Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo maray aqrintiisi sadexaad. Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Hawlgalada milateri ee dhameystirka wejiga 1aad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo si habsami ah uga socda gobollada dhexe ee dalka, iyadoo Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay la taliye cusub

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay deegaanno u dhexeeya Hiiraan iyo Galgaduud

0
Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Binu Abii Daalib ayaa howgallo ballaaran ka sameeyay tuulooyinka Ceel gorof, Ceel boorre iyo...

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Midowga Yurub

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann oo soo...

Soomaaliya Kenya iyo Mauritius oo ka wada hadlay xoojinta xiriirkooda

0
Addis Ababa-(SONNA)-Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo miro dhalay la qaatay safiirka dalka Kenya Amb. D.Raj  Busgeeth...