Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomay kursiga xubinimada JFS ee EAC

0
Arusha:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay...

Soomaaliya oo si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika

0
Soomaaliya waxaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika,kadib codeyn loo qaaday. Dowladda Soomaaliya ayaa daddaal xoogan ku bixisay sidii...

Azerbaijan :Wasiiru-dawlaha Shaqada XFS oo saxiixay sharciga xarunta shaqada ee ururka Iskaashiga Islaamka.

0
Wasiiru-dawlaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Aadan, ayaa magaalada Baku ee Jamhuuriyada Azerbaijan ku saxeexey sharciga xarunta shaqada...

Heshiiska Gaza oo bilaabmay kadib 7 isbuuc oo dagaal ah

0
Xabbad-joojin afar maalmood ah oo ay ku heshiiyeen Xamaas iyo Israa’iil ayaa Gaza ka dhaqan gashay markii ugu horreysay toddobo isbuuc oo ay socdeen...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo ka daahfuray shirka farta Maayga

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan magalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowladda Koonfur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda...

Soomaaliya oo ku guuleysatay hoggaamiyaha isgaarsiinta adduunka

0
Soomaaliya ayaa ku guuleysatay billadda Hoggaamiyaha sanadka 2023-ka ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, kaas oo ay ka qaaday qaar ka mid ah waddamo dhaca Qaaradaha...

Xubinnimada EAC Waxay Soomaaliya iyo Gobolkaba u Horseedi Doontaa Waa Cusub oo...

0
Hoggaamiyeyaasha Wadamada Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika (East African Community) ayaa dhowaan go’aan ka gaaraya in Soomaaliya ay ugu dambeyntii noqoto xubintii 8-aad ee...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka rugta ganacsiga iyo ururada...

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Mudane Cawaale Kullane, , ayaa ka qeyb galay shirka Rugaha Ganacsiga iyo Ururada Caalamiga ah ee 2023...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo gaaray Baydhabo

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gaaray magaaladda Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur Galbeed. Madaxweynaha dowladda gobolleedka...