Hey’adda Maareynta Musiiboyinka oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas ku sugan Lafoole
Maamulka Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa manta deeq gargaar ah gaarsiiyay qoysas ku sugan Lafoole oo ay soo barakiciyeen daadadka ka jira...
Israel oo dib u bilowday duullaanka xagga cirka ah ee ay kawadaan Gaza
Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay dib u billaabeen weerarada xagga cirka ee Qaza kaddib markii la tilmaamay in ay dhamaatay xabbad joojin socotay...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer ku tagay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur-galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo shirguddoomiyey kulanka 5aad ee Guddiga Joogtada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow,...
Ciidanka Xoogga oo deegaano ka tirsan gobolka Baay ka sameeyey howgallo ka dhan ah...
Baay:- Taliyaha Ururka 45aad ee guutada 8aad ee qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed X/le Cali Nuur Mad idiris ayaa maanta Howlgalkaan Qursheysan...
Safiirka Ruushka” Gargaarkan wuxuu astaan u yahay saaxiibtinimada labada dal”,
Dowladda Soomaaliya ayaa Dowladda Ruushka kala wareegtay gargaar loogu talagalay dadka ay saameeyeen daadadka iyo fatahaadaha is-biirsaday ee ku dhuftay deegaanno badan oo ka...
Agaasimaha NISA oo kormeeray isbadalka amni ee suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha
Agaasimaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Mahad Maxamed Salad ayaa maanta kormeeray isbadalka amni ee suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, halkaas oo...
Soomaaliya oo Ruushka kala wareegtay gargaar la gaarsiin doono Dadka ay saameeyeen Roobabka
Soomaaliya oo Ruushka kala wareegtay Gargaar loogu talo galay Dadka ay sameeyeen Roobabka
Dowladda Soomaliya ayaa maanta kala wareegtay safiirka Dalka Ruushka gargaar Raashin ah...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo uga jawaabay bulshada Kismaayo su’aalo la xiriira qorsheyaasha dowladda
Kismaayo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay dood furan oo uu soo qaban qaabiyey Machadka Dooxada Jubba,...
Wasiirro ka tirsan XFS oo la kulmay guddiga gaarka ah ee howlgalka Nabadaynta QM...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS mudane Cali Cumar Balcad ayaa la kulmay Guddiga gaarka ah ee...










