Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Toban Halaad oo Geel ah ku wareejiyay Taliska Qeybta 21-aad...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyay Toban...
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo Golaha Shacabka ee BJFS u gudbisay Xisaab -xirka Dowladda ee...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u gudbisay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xisaab -xirka Dowladda ee sanadka 2022 – ka.
Wasiir Ku-xigeenka...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo kulan la qaatay guddiga xasillinta degaannada laga xoreeyay...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay guddiga xasillinta Galmudug.
Guddiga oo ah heer wasiirro...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Meel looga harayo ma jirto Al-Shabaab inta laga xoreynayo guud ahaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey xafladda xirtaan shirka 7-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay...
Warmurtiyeedka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb
Shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qabsoomey Caasimadda Dowladda Galmudug...
Wafdi ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo booqday Sheybaarka Qaranka
Ku-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Maxamed Maxamuud Caddow ayaa ku...
Guddiyadda arrimaha dibadda labada gole ee Baarlamaanka oo kulan wadajir ah yeeshay
Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Aqalka Sare ee Barlamaanja Jamhuuriyadda Soomaaliya Senator Maryan Faarax Kaahiye ayaa shir guddoomisay kulan wadajir ah oo ay maanta xarunta...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay Guddiga maaliyadda ee Golaha shacabka BJFS
Guddoomiyaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, iskaashiga Caalmiga iyo la-xisaabtanka Hay’adaha Dawladda Xil. Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga.
Kulankaan ayaa ujeedkiisu ahaa in...
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo daahfurtay qorshaha ay shaqaalaha wasaaradda uga qeyb qaadanayaan dagaalka khawaarijta
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ka duulaysa qorshaha ciribtirka Khawaarijta ayaa u daahfurtey qorshe shaqaalaha wasaaradda ay kaalintooda uga qaadanayaan...
Agaasime Xayir “Qof kasta oo ka tirsan Wasaaradda waa in ay ka qeyb qaadato...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dakxiiska Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta ay qeyb weyn ka qaadaneyso dagaalka...










