Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo kaalmo gaarsiiyey 400 oo Qoys oo ah danyar ku nool...
Baydhabo: Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 400 oo Qoys oo ku nool deegaananada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayna saamaysay fatahaada El-Niño...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Maxamed Axmed Caalin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed oo uu ka baxay Alle...
Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyey kulanka golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya
R’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya, kaas oo...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabilay duqa Jowhar ee la soo doortay
Jowhar: Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Jowhar ahna duqa Caasimada iyo ku...
Wasiirka maaliyadda oo daah-furaymashruuca kobcinta maamulka khayraadka dadweynaha
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuca kobcinta maamulka khayraadka dadweynaha ee Soomaaliya...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Hirshabeelle
Jowhar-Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Markuu arkay Qodobada 51aad iyo 60aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle.
Markuu arkay: Baahida loo qabo Xeer-ilaaliyaha Guud ee...
Booliska gobolka Banaadir oo fashiliyay qarax ay khawaarijtu ku diyaarisay weel
Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa maanta fashiliyay miino macmal ah oo ay Khawaarijtu ku dhex diyaariyeen weelka Kululaysada loo yaqaan, kaas oo ay soo dhigeen...
Hay’adda SoDMA oo raashiin ka qaybisay Baydhabo
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 400 oo qoys oo ku nool magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed gaarsiisay deeq raashin ah,...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Turkiga
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Ankara ee dalka...
Boliiska Soomaaliya oo dhex galay beelihii ku dagaallamay Shabeellada dhexe
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa cutub ka mid ah Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed u diray deegaanno hoos taga degmada Cadale, halkaas oo ay dhawana...










