Wararka Gudaha

Wasiirka deegaanka XFS oo ka qayb gashay shir looga hadlaya Isbeddelka Cimillada

0
Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimillada XFS, Khadiija Maxamed Almakhzuumi ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta uga qeyb gashay shir hordhac u...

Ciidanka xoogga dalka oo howl-gallo ka fuliyay gobolka Bakool

0
Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanno hoos taga magaalada Xuddur ee xarunta gobolka...

Ra’iisul-wasaare Xamsa “ waxaan qadanay habka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka” (WARBIXIN)

0
Dowladda Soomaaliya ayaa dooratay inay ka howlagli doonto qorshayal is daba yaal, kuwaasi oo ay ugu waaweynaayeen, la dagaalanka Kooxda Khawaarijta ah, Deyn cafinta,...

Xadka Gaza iyo Masar oo la furay iyo Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil

0
Xadka Rafah ee u dhaxeeya Gaza iyo Masar ayaa la furay markii ugu horeysay tan iyo markii uu qarxay dagaalka Israel iyo Xamaas. Wararka ayaa...

Ciidanka Danab oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay Jubbada hoose

0
Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa burburiyay goob ay khawaarijtu kaga dhuumaaleysanaysay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose. Howlgallada ayaa si gaar ah ugu...

Hay’adda SoDMA oo muqdisho ku qabatay shir looga hadlayo ka jawaabidda khatarta El Niño

0
Hay’adda Mareeynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa muqdisho ku qabatay shir looga hadalyo isku-duwidda hoowlaha ka jawaabidda khatarta El Niño. Shirka oo ay iskugu yimaadeen...

Dowladda Federaalka oo qorsheyneysa dib u dayactirka Kannaalka Saabuni ee magaalada Jowhar

0
Agaasimaha Yareynta Saboolnimada iyo Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Zahra Cabdi Maxamed oo ka mid aheyd wafdi...

Qaramada Midoobay oo kordhisay mudada UNSOM

0
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay in dib loo cusboonaysiiyo shaqada hawlgalka Qaramada Midoobay ee kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) ee ku...

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka oo qaabilay madaxa WFP ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay madaxa WFP ee Soomaaliya mudane...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay danjiraha Sweden ee Soomaaliya

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya Joacim Waern, iyagoo...