Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay guddiga Baarlamaanka Soomaaliya ku matala Midowga Baarlamaanada...
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku xigeenadiisa ayaa maanta kulan la qaatay guddiga...
guddoomiyaha guddiga qaranka ee shaqaalaha rayidka dowladda fs oo xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Mudane Xasan Abshirow Maxamed ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Dalka...
Ra’iisul wasaare Xamse: Dowlad aan dastuurkeedu dhammeystirneyn dowlad ma noqon karto
Ra’iisul wasaaraha XFS, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in uu dalku u baahan yahay dastuur dhamays tiran si aan cagaheenna isugu taagno, una...
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka oo shahaadooyin guddoonsiiyay qaar ka mid ah xarumaha Caafimaad ee...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Maxamed Xasan Bullaale ayaa guddoonsiiyay qaar ka mid ah Isbitaallada iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in ay taageerayaan ganacsiyada gaarka loo leeyahay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ahmiyad aad u weyn uu dhaqaalaha dalka u leeyahay ganacsiga gaarka loo...
70 jir ka Qalin jabiyay Jaamacaddii uu wardiyaha ka ahaa( Warbixin)
Guriceel:-Suldaan Maxamed Sheekh Faarax wuxuu sannado ka dib, dhammeeyay Jaamacadda Safaana ee degmada Guriceel, wuxuuna ka baxay kuliyadda shareeca Wal-qaanuun.
Da-diisa waa 70-sanno, wuxuuna hayaan...
‘Iskaashiga ka dhexeeya Wakaaladaha Wararka caalamiga ah oo soo koraya (WARBIXIN)
Wakaaladaha Wararka Soomaaliyeed ee SONNA iyo Talyaaniga ANSA ayaa shalay oo Isniin aheyd Magaalada Roma ee Caasimadda Wadanka Talyaaniga ku kala saxiixday heshiis iskaashi...
Hay’adda SoDMA oo aqoon is-weydaarsi ku saabsan gurmadka fatahaadaha ku qabatay degmooyin ka tirsan...
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa daah furay Aqoon is-weeydaarsi wada tashi saddax maalin ah oo ku saabsan...
MAXAAD KU OGEYD ADIGU?
Ma ogeyd in dalkaagu yahay kan kaaga baahan in aad caawiso oo aad ka celiso cadow kasta oo doonaya in uu waxyeelo u geysto.
Dabcan...
WAA MAXAY XIRIIRKA UGU WANAAGSAN?
Xiriir ugu wanaagsan waan Ilaaheey lala yeesho, ka dibna walaalaha iyo waalidiinta iyo wixii kale ee soo raaca ee dabeecaddiinu is raacdo
Dadka bini’aadanka ah...










