Wararka Gudaha

2 caruur ah ayaa ku dhimatay halka ay 3 kale ku dhaawacmeen kaddib Roobab...

0
Boosaaso:- Inta la xaqiijiyey laba caruur ah ayaa ku dhintay halka ay ku dhaawacmeen saddex kale kaddib markii roobab xoogan ay ka da’eedn degmada...

Maxkamadda CQS oo xukunno kala duwan ku riday Sheegow & maleeshiyo uu watay

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday Sheegow iyo Maleeshiyo uu watay, iyada oo Maxkamaddu ay ku riday xukunno isugu...

Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in xilligaan lagu soo duulay diinta & dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyey munaasadda siyaarada Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani ayaa sheegay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: Xamaas argagixiso ma ahan, waa Urur xoreynayo dhulkooda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Xamaas aanu ahayn urur argagixiso, uuna yahay Urur xoreynayo dhulkooda,...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan la yeeshay Cali Jayte Cismaan

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay u qeybsanaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha...

Ra’iisul Wasaaraha oo ku booriyey culimada in ay hoggaamiyaan dagaalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booriyey culimada Soomaaliyeed in ay hoggaamiyaan dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta oo...

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo colaadah qabaalika

0
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada ka soo...

Wasaaradda Amniga XFS oo muddo 15 cisho u qabtay in ay isku soo diwaan...

0
Wasaaradda Amniga XFS ayaa war qoraal ah oo ay soo saaartay waxaa lagu yiri ,”Xafiisyada ay warqadani sida tooska ah ugu socoto waxaan idinku...

Madaxweyne Deni oo Garoowe ka daah-furay bandhigga buugaagta Nugaal

0
Garoowe: Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furay bandhigga buugta ee Nugaal, kaas oo ay sanadkan kasoo qeybgaleen qoreyaal iyo...

Dowladda Soomaaliya iyo IMF oo gaaray heshiis ku saabsan dib-u-habeynta maaliyadda

0
Hay’adda lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixin ay uga hadashay dadaalka dowladda Soomaaliya ee hannaanka dib-u-habeynta maaliyadda oo meel wanaagsan maraya iyo...