Guddoomiyaha SODMA oo kulan la yeeshay Ganacsatada Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo ka dhacay xaruunta hay’adda, kaas oo ay kasoo qeyb galeen...
Madaxweynaha Jubbaland oo shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada ee maamulkaas
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Ahmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiradda oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaaleynta...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo maanta shir guddoomiyey kulanka guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, waxaana...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Turkiga
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Difaaca ee...
Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Cali Maxameed Geedi oo sheegay in Itoobiya ay ku...
Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi ayaa markale ka hadlay mowqifkiisa ku aaddan damaca Itoobiya ay ku dooneyso Baddeena, wuxuuna caddeeyay in...
Sheekh Shaakir” Fikirka Khawaarijka ah waa in Fikir laga horgeeyo, waxaana xambaarsan culumada
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay dardar gelinta dagaalka ka dhan ah Khawaarijta iyo xoreynta deegaannada ay ka joogaan dalka, wuxuuna sheegay...
Golaha Wasiiradda oo Ansixiyey 10 Safiir oo dalalka Caalamka uga hawlgeli doona Soomaliya
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid ah dalalka caalamka...
Madaxweynaha Uganda oo qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya
Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa qasriga Madaxtooyada dalka uganda ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin caddow.
Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo Gaadiidka gurmadka Caafimaadka ku wareejiyey Jubbaland
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga ah isla...
Guddoomiyaha SODMA oo deeq kala wareegay Safaaradda Turkiye ee Muqadisho
Guddomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Safiir ku xigeenka Safaaradda Turkiga ee Muqdisho Md Armağan Ardoğa kala wareegay...










