Wararka Gudaha

DEGMADA BARAWE WAA CAASIMADDA MAAMULKA K/G SOOMAALIYA (QEYBTA 1-AAD)

0
Baraawe, oo sidoo kale loo yaqaan Bravo, waa magaalo degad qadiimi ah oo ku taal gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya oo sidoo kale ah...

WAXTARKA DAAWO EE XABAGTA CADAADKA

0
Kolostarolka: araasad ayaa muujinaya In isticmaalka xabagta caddaadku ay yarayso kolostaroolka jirka, in kasta oo ayna keligeed ku filnayn. Xanuunada ciridka iyo caafimaadka...

NADAAFADDU WAA BILICDA MAGAALADA IYO NOLOSHA DADKA

0
Iimaanku waa shay aan la fahmi Karin Meesha uu ku jiro iyo xubinta uu la fadhiyo muuqaal ahaan laakin waa sheyga la taliya hawada...

MUCJISADA GEEDKA BAMBOO

0
Wali dhagtaada ma soo gaadhay ama dhaayahaagu ma arkeen mucjisada geedka Bamboo ee ka baxa dhulka qaaradda Asia(eeshiya) ? Waa dhif iyo naadir in ruuxi...

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay culumada Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo...

Duulimaad ganacsi ee Kenya Airways oo ka soo deggay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle

0
ebruary, 9, 2024, Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa duulimaadkii u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib maanta ku timid garoonka caalamiga ah...

Cadale:Xarummo loogu talagalay adeegyada bulshada oo laga hirgaliyay Ceel Xaashi

0
Mas'uuliyiin ka socday wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle, Goddoomiyaha Degmada Cadale, Muuse Maxamed Fareey ,saraakiil , Ganacsato iyo hoggaamiyaasha bulshada ayaa ka qeybgalay xafladda dhagax-dhigga goobo...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka difaaca iyo dhaqaalaha ah

0
Wasiirrada Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhigiisa Turkiga Yasar Guler  ayaa maalinimadii shalay Magaalada Ancara ku  kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka difaaca...

Wasaradda Awqaafta XFS oo shaacisey Jaangoynta sicirka xajka ee sanadkaan

0
Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qoraal ku saabsan  qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed ee sankaan 2024. Qoraalkaan oo ku socday...

Tirda dhimashada Israel ay ka geysaneyso Rafah oo sii kordhaya

0
Israel ayaa lagu waramay in ay xoojisay duqeymanka lala beegsanaayo Rafac,halkaasi oo saacadihii u dambeeyay lagu dilay 8 caruur ah. Sidoo kale ciidamada Israa’iil ayaa...