Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan oo Isbitaalka Erdogan ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka

0
Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay falka...

Madaxweynaha JFS oo Imaaraatka uga tacsiyeeyay geerida saraakiil lagu dilay Muqdisho

0
Madaxeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda iyo shacabka Imaaraatka Carabta uga tacsiyeeyay geerida saraakiil dalkaasi u dhashay oo caawa lagu...

Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka bay ayaa dilay maleeshiyaad khawaarijta ka tirsan

0
Baydhabo- Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 45-aad ee guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal burburin ah waxay ay ka sameeyeen qaar kamid...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiid Caafimaad ku wareejiyay wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga ah...

Wasiir Fiqi oo Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka la wadaagay qorshaha dowladda ee doorasho...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan la qaatay hawlwadeenada Guddiga madaxa...

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ku dilay 27 Khawaarij ah

0
Kismaanyo:-Howgal Ciidanka Qaranku ka fuliyeen Galbeedka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayey dileen 27 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta. Howlgalka oo uu hogaaminayay Taliyaha...

Golaha Shacabka oo meel mariyey ku biirista Soomaliya ee EAC

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey  in Soomaaliya ku biirto Ururka Dhaqaalaha Bulshadda Bariga Afrika. Soomaaliya ayaa xubin...

Golaha shacabka oo ansixiyey laba hindise sharciyeed

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka dalka ayaa ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed waxaana Haa ku ogolaatay 149-Xildhibaan Hal Xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusayna ma...

Maraykanka oo ku baaqay in la baaro Xasuuqa Abiye ka wado gobolka Amxaarada

0
Addis ababa:-Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in la baaro xasuuqa maamulka Abiy Axmed ka wado gobolka Amxaarada ee waqooyiga Itoobiya. Danjiraha Mareykanka ee Addis Ababa...

Ciidanka Xoogga oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Khawaarijta

0
Galgaduud(SONNA):-Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa xoogagga deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ku soo qabtay Mowlid Cali Dhuxulow oo ka tirsanaa Khawaariijta. Howlgalka lagu soo qabtay dhagar...