Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah...
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan laamaha dowladda, kuwaas...
Golaha shacabka oo maanta mar kale ka dooday arrimaha siyaasadda iyo go’aanada masiiriga ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 16-aad oo ajandihiisu ahaa dhameystirka...
Bandhigga 5-aad ee suuq weynaha Muqdisho oo furmay
Mas'uuliyiin ka tirsan dowldda Soomaaliya iyo ganacsato ayaa ka qeybgalay bandhigga suuqweynaha Muqdisho oo sanadkii 5-aad oo xiriir ah lagu qabanyo caasimadda dalka ee...
Guddoomiye Madaale” Shalay dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday Suuqa Bakaaraha waxaana ku waynay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in argagixisadu ay yihiin kuwa ka ganacsada dhiigga umadda oo aan wax naxariis ah lahayn.
Mudane,...
Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweynahe Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in xadgudubka Ethiopia ee badda Soomaaliya aan la aqbali karin, isla markaana aysan Soomaaliya diyaar u ahayn wadahadal...
Hay’adda Tubsan oo Muqdisho ka furtay kulan lagu soo bandhigayay Istaraatiijiyadda Qaran ee ka...
Kulan howleed lagu soo bandhigayay wada tashiga dib u eegista Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka fekerka xagjirka ah oo ay soo...
Dowladda Kuwait oo Baydhabo ka billowday dhismaha guryo la dajinayo dadka soo barakacay
Baydhabo-Hay’adda Al-najaat Al-kheyriya ee dalka Kuwait ayaa magaalada Baydhabo ka billowday in ay guryo u dhisto dadka barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha.
Gurigii ugu...
Damacii Abiy ee Badda oo guray (WARBIXIN)
Itoobiya oo ah dalka ugu dadka badan caalamka oo aan bad laheyn ayaa si toos ah u weyday marinka badda cas sanadkii 1993-kii markii...
Jimciyadda Tigaad oo dayactir ku sameysay Agabka Dugsiyada Ceeldheer
Jimciyadda Tigaad ayaa dayactir ku sameysay Agabka Iskuulka Ceeldheer, sidoo kalana ku wareejisay agab waxbarasho oo kala duwan Maamulka dugsi Hoose, Dhexe & Sare...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto musuq-maasuq
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fadhida dhageysiga dacwad loo heysto eedeysanayaal maqanayaal ah oo ka tirsanaa Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Wasaaradda Maaliyadda iyo...










