Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray Isbitaalka Demartino
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Guuleed Cabdijaliil,...
Hanti-dhowraha Qaranka oo kulan la qaatay madaxweyne ku-xigeenka maxkamadda xisaabaadka Tunisia
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa kulan fogaan-arag ah la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Maxkamadda Xisaabaadka Tunisia ahna ku...
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socda IMC
Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabbilay wafdi ka socda Hay’adda International Medical...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray dhiggiisa dalka Yemen
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaalka Soomaaliya mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray Mudane Dr. Axmed Cawad bin Mubaarak oo maanta loo magacaabay Ra’iisul...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Itoobiya haddii ay ka laabato qaladkii ay gashay waan wada hadli...
-Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in damaca Itoobiya ee ku aaddan Badda Soomaaliya uu yahay mid gurracan oo aan la aqbali...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo lagu baacsanaya khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan Hirshabeelle
-Taliyaha Qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Korneyl Faarax Kooshin ayaa sheegay in howlgallo ka dhacay gobolka Hiiraan Khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xoog leh.
Taliyaha...
Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga Qaranka oo shir caalami ah uga qeyb gashay Kenya
-Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga...
Militariga Soomaaliya iyo Uganda oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada
Kampala: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ku sugan wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Uganda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xulka Galmudug guddoonsiiyay koobka dowlad goboleedyada oo ay ku guuleysteen
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa caawa munaasabadd kooban oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka waxaa uu xulka Gamudug ku guddoonsiiyay koobka dowlad...
Raktarka Jaamacadda Ummadda iyo safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay wada shaqeynta...
Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gacal ayaa xarunta km4 ee Jaamacadda Ummadda kulan kula yeeshay safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya...










