Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga Qaranka oo shir caalami ah uga qeyb gashay Kenya
-Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga...
Militariga Soomaaliya iyo Uganda oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada
Kampala: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ku sugan wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Uganda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xulka Galmudug guddoonsiiyay koobka dowlad goboleedyada oo ay ku guuleysteen
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa caawa munaasabadd kooban oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka waxaa uu xulka Gamudug ku guddoonsiiyay koobka dowlad...
Raktarka Jaamacadda Ummadda iyo safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay wada shaqeynta...
Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gacal ayaa xarunta km4 ee Jaamacadda Ummadda kulan kula yeeshay safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya...
Ciidanka sirdoonka qaranka oo gacanta ku soo dhigay Eedeysane Sayid Cali Macalin oo xaaskiisa...
Camaara- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo ku howlanaa sidii gacanta loogu dhigi lahaa eedeysane Baxsad Sayid-Cali Macalin Daa’uud, kaas oo 26...
Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta dood adag ka yeeshay arrimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka, waxaana...
Maxkamadda Ciidamada oo Xukun 10 sano xabsi Ciidan ah ku riday xubin katirsan khawaarijta
Maxamed Cabdullahi Xaaji Cali (Jawaari) ayaa lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshaha maleeshiyada Khawaarijta Alshabaab isaga oo u qaabilsanaaa qeybta dhuumaalaysata iyo kooxda basaasiinta.
Maxamed...
Madaxweyne Laftagareen oo kulan la qaatay Wakiilka Cusub ee UNSOM ee Deeganada Koonfur...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wakiilka Cusub ee UNSOM Deeganada Koonfur Galbeed Dr...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay in Nidaamka Wadomarista uu qeyb weyn ka qaadanayo Badqabka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga &...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka...










