Wararka Gudaha

Guddoomiyaha ururuka Culimada Muslimiinta oo booqasho ku yimid Muqdisho

0
Gudoomiyaha  ururuka Culimada Muslimiinta, Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaaghi, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxa uuna kulummo la qaadanayaa, masuuliyiinta iyo Culimaa'udiinka. Sheekh...

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Federaalka iyo Saaxibada Caalamiga...

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka

0
Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jamac,ayaa maanta daahfuray kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Saaxibada Caalamiga  ee...

Waiirka Arrimaha Gudaha XFS oo khudbad ka jeediyay Shirka Xukuumadda Federaalka Saxiibad Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa khudbad uu kajeediyay shirka Xukuumadda Federaalka ah iyo Saxiibada Soomaaliya...

Dood ku saabsaneeyd Tartankii Ciyaaraha dowlad goboleedyada & Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

0
Waxaa xalay xarunta Wasaaradda Warfaafunta lagu qabtay kulan dood ah oo looga hadlayay sidii uu u qabsoomay Ciyaarihii kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo...

Duqa Muqdisho oo kulan Casha Sharaf u sameeyay Culuma’udiin Soomaaliyeed oo ka yimid waddamada...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan Casho sharaf ah Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ugu sameeyay...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda mudnae Cali...

Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka xanaannada Xoolaha

0
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray wasiirka wasaaradda xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xasan...

Guddomiyaha Gobolka Banaadir oo Villa Hargeysa kulan kula qaatay Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan kula qaatay xarunta Villa Hargeysa, Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha...

Wasiir Xagaa “Waxaan cod dheer ku leenahay ma oggolin qaadashada Baddeenna,waxaana u hureynaa nafteena...

0
Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga gudaha XFS mudane Maxamed Cali Xagaa oo ka qeybgalayay kulan looga soo horjeeday damac gurracan dowaldda Itoobiya ee baddeenna Soomaaliya...