Kulan looga soo horjeeday damaca gurracan ee Itoobiya ee Badda Soomaaliya oo lagu qabtay...
Waxaa Magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay kulan ballaaran oo looga soo horjeeday damaca gurracan Itoobiya ee badda Soomaaliya.
Kulan oo ay soo qaban qaabiyeen siyaasiinta...
Maxkamadda Racfaanka oo mar kale dhageysaneysa dacwad la xariirta musuq-maasuq
Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto sarakiil katirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo la xariirta Musuq maasuq.
Guddoomiyaha...
Argagixisada oo meelo kala duwan laga Ugaarsanayo (WARBIXIN)
Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay horjooge Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Khawaarijta, haddana ka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daah-furay kulan wadatashiga,Naqashadaynta iyo dib-u-eegista Hannaanka Qaran ee Wadajir
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray kulan ay Wasaaraddu qabatay oo ah...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daah-furay kulan wadatashiga,Naqashadaynta iyo dib-u-eegista Hannaanka Qaran ee Wadajir
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray kulan ay Wasaaraddu qabatay oo ah...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Riyaad kaga qeybgalay Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca wadamada Islaamka...
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada ...
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay degaano dhaca Bariga...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay degaano dhaca bariga gobolka Galgaduud.
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay...
Guddoomiye Aadan Madoobe ahna ku simaha Madaxweynaha oo kulan la yeeshay Taliyeyaasha CQS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha ciidamada Qalabka-Sida ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiye...
Xubin ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda
Maxamed Nuur Aadan oo 6-dii Sano ee la soo dhaafay kamid ahaa Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga, gaar ahaan guutada 14-ka...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday dhacdadii dhawaan ka dhacday Muqdisho
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta shirguddoomiyey Kalfadhiga 4aad kulankiisa 14aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS
Kulanka maanta ee...










