Wararka Gudaha

Wasiiru-dowlaha Isgaarsiinta XFS oo ka qeybgalay shirweynaha Taleefannada gacanta

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan, Axmed Cismaan Diiriye ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee taleefannada gacanta (Mobile World Congress) oo soo...

Dowladda oo dhul ku wareejiyay Safaaradda Shiinaha ee Muqdisho

0
Dowladda Soomaaliya ayaa dhul ku wareejisay Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, halkaas oo lagu ballaarin doono xafiisyada cusub ee Safaaradda. Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo shir muhiim ah kaga qayb galay Washington DC

0
Washington DC- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka kaga qayb galay Madasha Xaaladaha...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta, dhammeystirka bixitaanka ATMIS,...

Shirka maamulada degmooyinka iyo gobolada Hirshabeelle oo looga hadlay adeegga bulshada

0
Jowhar: Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir-guddoomiyay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta. Shirka oo...

Wasiirka caafimaadka oo shir muhiima uga qayb galay Dooxa Qatar

0
Dooxa: Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa Dalka Qadar ee magaalada Dooxa uga qeybgalay shirka...

Hay’adaha SoDMA iyo HIKMA Charity oo iska kaashanaya arrimo la xiriira ka wada shaqaynta...

0
Madaxa mashaariicda hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Dr; Ismaaciil Jimcaale oo uu wehliyo u qaybsanaha arrimaha Carabta ee SoDMA, Cabdirahman Waxiid ayaa kulan ku saabsan...

Wasiir Fiqi oo la kulmay madaxda hay’adda nabadda iyo xalinta khilaafaadka

0
Kulan isbarasho iyo is xog wareysi ah ayaa maanta waxaa uu dhex maray Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay danjiraha Dawladda Qatar u...

Shirkii Guddiga Sare ee Machadka tababarka Garsoorka Soomaaliya oo lasoo gabagabeeyay

0
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii Guddiga Sare ee Machadka tababarka Garsoorka Soomaaliya oo maalmahan ka socday Caasimadda. Shirkan oo ay goobjoog ahaayeen mas’uuliyiinta...