Wararka Gudaha

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-gali doona shirweynaha 6-aad ee ururka QM u qaabilsan arrimaha...

0
Nairobi- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga qeyb-gali doono Meertada rasmiga ah shirweynaha 6-aad...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo heysto eedeysane Sayid Cali

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad loo heysto eedeysane Sayid Cali Macalim Daa’uud oo ku eedeysanaa In uu gubay Xaaskiisa Alle...

Xildhibaannada labada Aqal ee BFS oo maanta dood labaad ka yeeshay Cutubka 2-aad ee...

0
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee  Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 18aad ee Labada Aqal...

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka oo la kulmay madaxda hay’adda USAID

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee dowladda...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Türkiye u joogay...

Howlgal lagu khaarajiyay 10 dhagarqabe laguna furtay saanad ciidan oo laga fuliyay deegaan hoosta...

0
Ciidanka Xoogga Dalka iyo deegaanka degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Baraag- Cali Gaduud ku khaarajiyay 10 dhagarqabe oo ka...

Wasiirka Beeraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Xogahayaha Guddiga la dagaalanka ayaxa ee Hay’adda...

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Mamoon Al Alawi oo ah Xogahayaha Guddiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha Wadada Laamiga ee Isgoyska Towfiiq illaa Miisaanka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Dhagax-dhigay dhismaha Wadada Laamiga ee Isgoyska Towfiiq illaa Miisaanka Dhuxusha ee...

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo booqday Xarunta Cilmi-baarista qaanuunka iyo Garsoorka dalka...

0
Qatar:-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa booqday Xarunta Cilmi-baarista...

Wasiir Fardowso”Talaabadii koowaad ee lagu ilaalinaayey badqabka duulimaadyada waan qaadnay”

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowsa Cigaal oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya sharciyd buuxda u...