Madaxweynaha Galmudug iyo Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka qeybgalay xaflad soo dhaweyn ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Nairobi kaga qayb galay xaflad soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen Jaaliyadda reer...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo markale Saakay u fariisaneyso Dhageysiga dacwad ka dhan ah nin...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa’uud oo horay u gubay Xaaskiisa...
Dowladaha Soomaaliya & Qatar oo kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan iskaashiga...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallim Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa iyo wasiirka Cadaaladda dalka Qatar, mudane Ibraahiim...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee dowladda Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya ay u soo magacawday dalkeenna...
Shirweynaha 6aad ee Ururka QM u qaabilsan Arrimaha Deegaanka oo lagu wado in uu...
Nairobi, (SONNA):- Shirweynaha 6aad ee Ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Deegaanka ayaa lagu wadaa inuu toddobaadkan ka dhaco magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
In...
Maxkamadda Rafcaanka oo soo gaba-gabeysay dacwad ka dhan ah saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta soo gaba-gabeysay dacwad rafcaan ah oo eedeysanayaal ay ka yihiin saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee dowladda Ingiriiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska Mudane James Stephen Heappey oo...
Gudoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Ergayga Madaxwaynaha ee Xasilinta & Ilaalinta Arimaha Rayidka
Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin ayaa maanta xarunta hay’adda ku soo dhaweeyay Ergayga gaarka ah ee Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud u qaabilsan Xasilinta iyo...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo jowhar ka furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka
Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta Jowhar ka furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada...
War-murtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga ah ee Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS...
Wasiirka wasaaradda Awqaafta Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta soo xiray Shirweynaha wadatashiga Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS iyo Wasaaradaha...










