Maxkamadda Racfaanka oo mar kale dhageysaneysa dacwad la xariirta musuq-maasuq
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageysiga Dacwad la xariirta Musuq maasuq oo loo heysto sarakiil katirsan Hay’adda Socdaalka Jinsiyadda,
Guddoomiyaha maxkamadda Rafcaanka...
Hay’adda Dhowrista Xogta oo xalay laga Daah-furay Muqdisho
Munaasabad lagu Daahfuray Hay’adda Dhowrista Xogta ayaa xalay lagu qabtay Muqdisho, waxaana kasoo qayb galay wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale oo bulshada ka socday.
Maareeyaha Hay’adda...
Wasaaradda Caafimaadka oo gaadiid Caafimaad ku wareejisey Isbitaalka Madaxtooyada
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr, Maryama Mohamed Hussein ayaa labo Gaari oo nooca gargaarka...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo Daahfuray Mashruuca Booskaaga Beer ka sameyso
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Daahfuray Mashruuca Booskaaga Beer ka sameyso,kaa oo lagu hormarinayo waxsoo saarka dalka.
Kulanka...
Wasiirka Warafaafinta XFS oo khudbad ka jeediyay shirka wasiirada warfaafinta islaamka,kana hadlay xadgudubka Itoobiya
Istanbul;- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ahna Guddomiye Ku-Xigeenka Golaha Wasiirrada Warfaafinta ee Ururka Waddamada Islaamka ee OIC, Mudane Daud Aweis Jama ayaa ka...
Hay’adda Duulista Rayidka” Majirto amni xumo iyo halis badqab oo ka jira hawada Soomaaliya”
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa goor-dhow sheegtay in aysan jirin amni xumo iyo halis ka jirta hawada Soomaaliya.
“Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay dhammaan...
Madaxweynaha JFS oo saxiixay sharciga ilaalinta iyo maaraynta deegaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay sharciga illaalinta iyo maareynta deegaanka oo ay horray u ansixiyeen labada aqalka ee...
Safaarrada Soomaaliya ee Itoobiya oo faah faahin ka bixisay hakadka ku yimid dalka ku...
Addis Ababa-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay hakad ku yimi dalku galka ama visaha caafimaad ee dalka...
Dood cilmiyeed ku saabsan ka hortagga fikirka xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay
Dood cilmiyeed ku saabsan ka hortagga iyo daweynta xagjirnimada rabshadaha wata ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana diiradda lagu saaray sidii loo dabar-goyn lahaa...
Wasiirka Caddaaladda ee XFS oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar
Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta safar shaqo ugu baxay...










