Shirkadda Diyaaradaha ee Soomaali Airlines oo dib u shaqo bilaabeysa goor dhow
Dowlada Federaalka Soomaaliya si rasmi ah ayay dib u soo nooleysay Shirkadda diyaaradaha bishii Luulyo 2025-kii, iyadoo heshiis u saxiixday in la helo Laba...
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXD oo Booqday Xerada Danab ee Gaalkacyo
Galkacyo(Wargeyska Dalka)--Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Maanta booqday...
Laba Dhallinyaro Xoolo-dhaqato ah oo Ruunirgood ku Dilay Horjooge ka Tirsanaa Khawaarijta
Laba Dhallinyaro ah oo Xoolo-Dhaqato ah ayaa 17-kii Agoosto 2026 Degmada Ruunirgood ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay mid ka mid ah Horjoogayaasha ugu...
Ciidanka Qaybta 4-aad ee AUSSOM oo Roondo Amni ah ka fuliyay Waddada xiriirisa Magaalada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka)--Ciidanka Qaybta 4-aad ee AUSSOM ayaa Shalay roondo Amni ah ka fuliyay waddada muhiimka ah ee Beledweyne ku xiriirisa Deegaanka Ceelgal ee Waqooyiga...
Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoogga saaraya xoojinta Xiriirkooda
Muqdisho(Wargeyska Dalka)--Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya...
Hoggaanka FESTU oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Xoghaynta Aagga Ganacsiga Xorta ah ee...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Hoggaanka Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU) oo uu hoggaaminayay Xoghayaha Guud ee FESTU, Cumar Faaruuq Cusmaan, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay...
KUMANNAAN BULSHADA REER GAALKACYO AH OO ISUGU SOO BAXAY SOO DHOWEYNTA WAFDIGA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay Isku soo bax ballaaran...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐๐จ๐ ๐ก๐๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Aagga Ganacsiga Xorta ah ee...
Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug
Gaalkacyo (Wargeyska Dalka): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay Isku soo bax...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ XFS ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐๐ญ๐ข ๐๐ ๐๐จ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ง๐๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta qaabbilay Wefti uu hoggaaminayey Sii-Hayaha <br>Agaasimaha Fulinta Barnaamijka Cunnada Adduunka...










